Ishowspeed asigo socdo ayuu arkayaa gaari spotrs ah gaarigana Wu ka helayaa walipa Asiga oo rabo inu iibsado gorgorinaayo balse ninka milkiilaha gaariga ah uma muuqdo inu la macaamilo ama ka iibiyo hanoqoto inu umaleeyo inu lacag heysan ama cunsiriyad kale wax kale ku jiraan mesha ee ka dhaceyso wa germany caan ku ah howlahaas balse marka dhinac kale laga fiiriyo qaabka uu udhaqmaayo wiilkaan aya keentay kana mida ah waxa jiro la is dhihi karo ninka milkiilaha gaarigaan wuku gar lahaan kara
Ishowspeed waqti xaadirkaan waxa uu kamid yahay dadka ugu caansan baraha bulshada magaciisa waa Darren waxa uu ku magac dheeryahay Ishowpeed wa YouTuber american ah iyo live streamer walipa live steamer kiisa maba damo asigo socdo hada aragto waxa iska garaneysa inu live ku jiro qof kale so daba socdo camera da u haayo waxa lagu tilmaami karo wiilkaan oo hadi aan so qaadano waxa kamida sida indha la'anta uu utaageero ninka la yiraahdo cristiano ronaldo inu eey camal u qeylsho live streamer kiisa aanan damin wax yaabaha qaar dadka is dhahaan lama sameyn karo asigo ku dhex jira live streamer ka uu sameeyo hada wiilkan ishowspeed la dhaho maalmaha u dambeeye waxa uu ku suganyahay qaarada yurub walipa gaar ahaan wadanka germany maadama xilligaan tartanka ciyaaraha UEFA Euro walipa asigo aad u taageerayo wadanka uu kaso jeedo ninka halyeeygiisa ah ee cristiano rolando si kasta ha ahaato ishowspeed bilihi u dambeeye uu jogo qaarada yurub kaliya marka kuma e keen wadanka germany waxu kalo booqday france , netherland asigo streaming ku sameenayo cunooyinka wadada Asigo tijaabinaayo waxyaabahasi balse 27bisha june aya waxa dhacday dhacdadaan marka aan Hada ka hadleeno wiilkaan aya waxa uu rabay live streamer ahaan ugu qeyb qaato ama uu joogo agagaarka meel lagu qabto tartan gawaari ka tirsan germany galbeedkeda ishowspeed asigo live kisa ku jiro ee meelaha gawaarida yaalan isla marka aad mesha ka gadato isla markii tartanka ka ugu qeyb gali kartid
aya waxa uu imaanaya mesha marka daawato muqaalka waxa uu sameenaya caadoyin kiisa in uu sida eeyga oo kale u ciyo marka taas laga so tago dadka daba socday waxe ee tusuyaan gaawaari ine meelaha yaalan gawaari porsche asiga waxa uu ku jawaabaya aniga gawaari porsche meel walpa ku arkaaye marabo
isla markii ishiisa waxe qabaneysa gaari sports ka oo la yiraahdo ktm x bow isla markaana wuxu arkaya inu yahay gaarigan iib
wuxu leeyahy gaarigaan yaa leh ?
waxa lo sheegaya gaariga inu ku dul qoranyahay number telephone uu wici karo qofki raba inu iibsado balse speed marka uu wacaayo numberka ayu lugtiisa dul saarayya gaariga
isla marki waxa so istaagayo
Ninkii lahaa gaariga wuxuna leeyahy ha taaban gaarigan
ISHOWSPEED isla marki raali galin ayu ka bixinaya wuxu leeyahay SORRY
WUXU KU YIRI GAARIGA ADIGA MIYA LEH ?
MA IIBSAN KARA GAARI ??
MARKAAS aye sheekadu bilaawaneysa milkiilaha gaariga hadalkiisa waxa uu noqonaya
waa hadii aad awoodidaad
markaas ayu weydinaya mar kale intee km ayu horey uso socday ?
mar kale ayu waxa uu tusayaa targada gaariga ,ma aragtid miyaa targada gaariga !
speed waxa uu weydiinaya ma saari kara gaariga wadada
milkiilaha mar kale ayu tusayaa targada gaariga
Ishowspeed now this guy's asshole okay
speed wuxu dhahay lacgta gaariga wa 75k sooma aha
milkiilaha haa wa inta ee leedahay oo mesha ku qoran .
hadalkiisa oo dhan waxa uu kuso koobaya wa inta ku qoran iyo haa ma kala kulmaayo so dhaweyn fican .
markaan ayu weydiinaya su'aasha ugu daran uu maya ugu jawaabi dono .
ISHOWSPEED gaariga ma kaxayn kara ama ma tiaabin kara si aan u iibsado hadii aan ka helo gaarigaan ?
milkiilaha aya u muuqda inu rabin inu ka iibsado gaariga ama yasitaan
milkiilaha maya
ishowspeed ma rabtid miyaa ina iga iibiso ?
marka loo fiiriyo maalmihi u dambeeye sida uu udhaqmaaye iyo guud ahaan dhaqankiisa iyo sida daganaanta leh uu ninkaan ula dhaqmay waxa u dhaxeeya farqi aad u weyn marka loo fiiriyo maalmaha kale wuxu u muuqanaaye qof aad u dagan iyo sida u ixtiraamaaye .
sida war bixinada lagu so daawacay aya lagu shegay in la cunsuriyeeyay si wanaagsan loola dhaqmin aniga ahaan waxa qabaa in midabkiisa lagu takooray
akhriste adiga side kula tahay dhacdadaan 💬
mahadsanid
0 Comments