LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

DHAGAR Cusub :Gaza oo loo qeybinayo 24 maamul & Qorshaha lagu karkarinaayo washington


falaqeynta caalamka qododabada warka kula wadaagi doono waxa kamid ah  wararka u dambeyay macluumaadyadi so kordhay waxyeelada ee Israel ka geysteen  dhinaca iyo magaalada rafax ,dhacdooyinka xanunka badan ee laga diiwan galiye ee dhinaca rafax ee ciidamada israel sameeyen macluumaad gaar ahaaneyd magaalada GAZA waxa la doonaya in loo qeybiyo 24 maamul .

qorshaha lagu karkarinaayo magaalada washington xogta uu bixiye wasiirka gaashandhiga ee israel warbixinta ee daawaceyn qaar kamid ah warbaahinta ku saabsan 

waxa kalo kula wadaagi donaa .

sirta ka dambeysa jabbaariya inee noqoto meel ee gali waayen ciidka israel macluumaad gaar ahaaneyd ee ku saabsan xisbullah oo jaamacada carabta ee ka saartay liiska ururada argaxisada oo u aqoonsan 

arimaha doorashoyinka dalka IRAN 

Wasaarada arimaha gudaha ee dowlada iran waxe ku dhawaaqday in loo baahanyahy in la aado wareega labbaad ee doorashada jimcaha soo socda ayu qorshaha yahay in  labada musharax isku so haray masoud pezeshkian iyo saeed jalili ee tartamaan  si labadood midkood uu  noqdo madaxweynaha guud  dalkaasi iran 

wasaarada arimaha gudaha dalkaasi iran waxa ee shaacisay musharaxa kaalinta 1aad kuso baxo masoud pezeshkian ninka loo badinaayo inu noqon karaayo madaxweynaha uu helay codad gaarayo  45.5%halka nin kkuso xigo uu helay 38.6  sida ee wararka sheegayaan in dadkii ka qeyb galay doorashada 40%ee si sax udhiibteen labadaan qof  waxa ee noqonayaan musharaxiinti u gudbay wareegii kama dambeysta ah ee maalinta jumcaha ee lo tartami doono si midkood uu noqdo madaxweynaha dalkaasi .

ninka hada doorashada hogaanka u haayo dalkaasi iran ee masoud lagu magacaabo waxa laga haaya inu yiri ANIGU ILAMAHEEGA WAXA KULA HADLA AFKA TURKIGA WAXAN AAN AHAY TURKIYAAN HOOYADEY WAXA EE KASO JEEDAAN DALKA TURKIYA.

walipa waxa wa arkaaye asiga oo hees  luqadas ku ololeenaaya

musharaxiinta lagu wado in ee ku rartamaan wareega xiga ee doorashada aya kala matalaya dhinacyo iska so horjeeda oo siyaasada iran ka tirsan , waxaana ay labaduba horey ugu soo baxeen doorasho madaxweyne oo aan lagu guuleysan. 

wasiirka caafimaadka ee hoos yimaada madaxweynaha isbedel doonka mohammad khatami,

 wa kuma masoud pezeshkian?

pezeshkian waa dhadkhtar qaliin wadnaha ah iyo sharci yaqaan tababara.

waxa uu caan ku noqday mowqifkiisii ka dhanka ahaa la dagaalkana mudaharaadyadi dimoqraadiyada 2009 iyo rabsho ee sameeyen booliskii akhlaaqda 2022 kadib marki gabadh yar ay ku dhimatay xabsiga kadib marki lagu xidhay iyada oo aan u hoggaansamin xeerka adag ee jamhuuriyadda islaamiga ah dumarka.intii lagu jiray mudaaharaadyadi 2022, pezeshkian waxa uu yiri wareysi uu siiyay TV ga iran ee IRINN "waa qaladkeena waxa rabnaa in aan dhaqan galino caqiidada diinta anagoo adeegsanayno xoog .tani  cilmi ahaan waa wax aan macquul aheyn  "


muwaadin udhashay dalka imaaratka carabta aya bartiisa twitter ka waxa ku daawacay :wax walpa oo ka imaanaya afka yahya sariicawa wax been abuur ah 

lkn muwaadin reer yaman aya u jawaabay ninki udhashay imaaraatka carabta 

waxaan ubaahanahay ina ku tijaaabino gantaaladeena kadib ayaga ayaa ogaan doona ine gantaaladena been abuur yihiin .


magaalada rafax ciidamada israel ayago adeegsanaayo gawaarida cagafcagafka waxa ee burburiyeen in kabadan 500 beer oo lo yaqaano greenhouse , beerahaan waxa ee ku yaalen dhinaca waqooy galbeed ee magaalada rafax kdib marki ciidamada israel dileen mid kamida ah beeraleyda oo halkaas ku sugan qoys degaanka ah waxa ee baadi gooben aabihi qoyskaasi ugu dambeyn waxa ee tageyn beertii aabaha uu ku sugnaa waxa eena arkeen asiga oo jirkiisa qeybo kamida ah oo go go'anyahay waxa lagu waramaya in cagaf cagaf la dardarsiiye oo ciidamada israel ee ka dambeyeen wa fal argagax leh .

waxa kalo la sheegaya beeraley kale ine halkaasi ku dileen ciidamada israel.



Post a Comment

0 Comments