baaritaano la sameeyay aya lagu ogaaday dhacdadaan dadka ka dambeyay AFalkaan waxa so maleegay rag burcad ah oo iska dhigay in ee yihiin saraaaakiil shiines ah waxa sidaas sheegay booliska.
Booliska hong kong ee dalkaasi aya cadeeye in dambiilayaashu ay sheegen inay ka tirsan yihiin saraakiisha amniga dadweynaha , ayna baartitaan ku sameynayaan kiis dambi ah oo ka dhacay shiinaha .
Haweeneyda aya loo sheegay in kaarkeda aqoonsiga la xaday isla markaana fal dambi ah looga geystay dalka shiinaha gudihiisa .
booliska hong kong aya caddeeye arimo la xariira falkaas waxa kamida
• koox burcadda internet-ka ee dalkaasi u dhashay oo xaday lacag gaareysa $10 milyan oo dollar ka mareykan ka ah .
• sido kale Tuug caan ka ah dalka shiinaha oo “qalin-qori qaali ah ” ka xaday boqortooyada Uk
• ardayad u dhalatay dalka shiinaha oo si qald ah ku heshay Lacag gaareysa hal milyan oo dollar
marka la sameeye baaritaano mudo socday
Kadib waxa lagu qasbay in 11 jeer ay lacag ku shubto akoon bangi waxa lagu wargeliye in lacagahaas la baarayo .
Ilaa iyo hadda booliska dalka shiinaha waxa ee xireen nin da'diisu ee tahay 19 sano jir balse mudo kadib waxa lagu sii daayay dammaanad.
Warbaahinta maxaliga ee dalka shiinaha aya ku waramaysa in haweeneydan marki ugu horeesay lala so xiriiray bishi August ee sanadi hore laso dhaafay.
Waxayna ku wargileyeen in ay yihiin saaarakiil ka tirsan dalka shiinaha markas kadib ayaa raggan tuugada Ah waxay haweeneydas ugeyeen talefoon kaas oo ay Kala soo xiriiri jireen .
Dhacdadaan kadis ka ah aya waxa La ogaaday marki jariydda guriga joogtay
Ee dhacdadaan ku wargalisay gabadha ee dhashay haweeneydas da'da ah ee lacaga dhacay lacagta waxayna u sheegtay in ay ka shakisay howlo aan Caadi aheyn ay ka socdaan guriga sidaas aya lagu so bandhigay kiis kaas ugu dambeyn la helay falkaas cidda ka danbesay .
0 Comments